Garoonka Kubadda cagta ee waamo Stadium oo dhawaan dib loo furayo

0
379
Kismaayo-(Idaacadda Waamo0-Waxaa heer gabogabo ah  maraya garoonka kubadda cagta Waamo Stadium  ee Magaalada Kismaayo, kaas oo muddooyinkii danbe uu ka socday dhisme dib loogu hagaajinayo Garoonka Garoonka.
Garoonka ayaa lagu soo kordhiyay qaybo cusub  sida qaaybta VIP oo loogu talagalay in  Ciyaaraha garoonka ka dhacaya  ay ka daawadaan Madaxda iyo mas’uuliyiinta kasoo qayb gala Kulamada garoonka lagu qabanayo sidoo kale qaybaha cusub ee garoonka lagu soo kordhiyay Waxaa ka mid ah qaybta tarabuunka oo ah halka dadwaynuhu ay ciyaaraha ka daawadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here