Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo dib u dhis lagu lagu samaaynayo

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaadiidka cirka iyo dhulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Baakingka Diyaaradaha ee Garoonka Shaati-gaduud ee Magaalada Baydhabo kaasi oo loogu tala galay in lagu baakimo 15 diyaaradood, waxaana dhismahan loo qeybiyay labada dhinac ee garoonka sida uu sheegay Agaasimaha Wasaarada Gaadiidka cirka iyo Dhulka Koonfur Galbeed Cumar Xasan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here