Garoonka diyaaradaha degmada Garbahaarey oo dib u balaarin lagu bilaabay

0
88
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka Diyaaradaha Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa mudo sanad ah xirnaa sababa la xariira burbur ka jiray dhabaha ay diyaaraduhu ku duulaan, Gudoomiyaha degmada Garbahaaray iyo maamulka Garoonka  ayaa waxay ka warbixiyeen halka uu maraayo dhismaha garoonka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here