Garoonka Diyaaradaha Degmada Bardaale Oo dib Loo Furey

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Garoonka Diyaaraha Degmada Bardaale ee gobolka Baay  ayaa mudo xirnaa aan wax diyaarad ah ka degin ka dib markii ay daadadka roobka ku soo rogmadeen waxaana atkaayd in diyaaraduhu ka degaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here