Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada degmada Buula burde ayaa bilabay dayactir isku tashi ah oo ay ku dayactirayaan garoonka diyaaradaha Magaalada buula burde gaar oo wajahayay burbur iyo dayac Xoogan taas oo dhibata xogan ay kala kulmayeen Bulshada reer buula burde.
Qorshaha lagu dayac tiraya garoonka buula burde ayaa waxa horkacaya dhalanyarada Magaalada iyadona qeeb ay kayohiin Odayaasha Dhaqanka Haweenka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.