Garoon Sallax ah oo Laga hirgaliyay magaalada Dhoobleey

0
141

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Dhoobleey ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa muddooyinkii dambe ku talaabsaneysay horumarro kala duwan,waxaa haatan laga hirgaliyay Garoon Sallax ah oo dhalinyaradu ku ciyaari doonaan Kubada Cagta.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here