Garoon diyaaradeed oo laga dhagax dhigey deegaanka raas-kaanbooni ee gobolka Jubbada hoose 

0
407

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka raas-kaanbooni oo hoos taga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa laga dhagax dhigay garoon diyaaradeed kaas oo ay  dhismihiisa ka qayb qaadan doonaan dadka deegaanka.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here