Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaaladda kismaayo ee maamul Goboleedka Jubbaland ayaa waxa ku soo badanaayo fursadaha Ganacsi ay la i manayaan dhalinyarada kuwaasi ay kaga shaqeysanayaan suuq yare ee magaalada kismaayo.
Suuqa yaraha Kismaayo waa mid ka mid ah goobaha ugu mashquulka badan waxaa wadooyinka ku soo badanaayo dhalinyaro yar-yar ganacsiga wareego oo ku shaqeeysta kuwaas oo ka soo bilaabay heerka ugu hooseeyo, ganacsiyadda yar-yar ayaa ah hal abuur noloshooda iyo qoyskodda ku maareeyaaan dhalinyaradaani.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.