Ganacsiga Haweenka oo door muhiim ah ka qaadanaya dhaqaalaha Magaalada Dhoobley

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah magaalo xuduudeed ayaa waayadii danbe waxaa ku soo badanayay hirgalinta goobo ganacsi oo cusub.

Ganacsigan Cusub ayaa ah mid qeyb libaaxle ka qaadanaya Kor u qaadista Horumarinta Dhaqaalaha Degmada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here