Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqa Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka shaqeysata Dhalinyaro iibisa Moobeelada Celiska ah kuwaasi oo Nolol maalmeedkooda ka raadsada balse waxa ay la kulmaan Caqabado ah in loo keeno mararka qaarkood Taleefano la soo dhacay ama la soo xadey iyaguna aysan ogaan karin.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.