Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha waddooyinka dhexmara suuqa magaalada kismaayo ayaa waxaa ka qayb qaatay dadka ganacsatada ah,madaama ay caqabadaha ugu badan iyagu wajahaan xilli Robaadka oo ay wadooyinka biyo fariistaan ayna adagtahay in hareeraha wadooyinka lagu gacansado.
Maamulka Degmada Kismaayo iyo ganacsatada ayaa iska kaashaday dhisidda waddooyinka qaar ee suuqa dhex mara si looga baaqsado biyaha wasaqeysan ee waddooyinka fariista xilli Robaadka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.