Ganacsatada Suuqa Kalluunka Kismaayo oo Codsaday Agab Nadaafadeed

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqada kaluunka xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa inta badan ku ganacsada dad dabyar ah oo noloshoodu ku tiirsantahay ka ganacsiga kalluunka bada.

Suuqa waxaa ka dhisan gudiyo u xilsaaran Nadaafada suuqa kuwaas oo wasaaradda Kallumaysiga ka codsay inay Ka caawiso agabka Nadaafada iyo agabyada kale oo muhiim u ah ganacsigooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here