Ganacsatada Suuqa Daraawiishta Baladweyne oo codsaday in loo dhiso Hool ay ku Ganacsadaan

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada oo suqa daraawishta ee maagalada Baladweyne ku iibiyo qudaarta hilibka iyo adeegyo kale oo muhiim u ah bulshada ayaa cod saday in loo dhiso goobo ay ku ganacsadaan maadama ay sameyn kala kulmaan cad ceeda iyo roobabka

Dalado ka sameeysan baco iyo marooyin la isku geyay ayeey ku hoos iibiyaan adeeg yada ay ka ganacsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here