Ganacsatada Suuq yaraha Magaalada kismaayo oo Cabasho ka muujiyay Ciriiriga Wadooyinka Suuqa.

0
505

Kismaayo(Waamo Radio)Suuqa ugu weyn magaalada kismaayo oo loo yaqaan suuq yaraha ayaa ah suuqa ay usoo tukaameeysi tagaan dadyow aad utira badan balse suuqa uma dhisna si nidaamsan oo sahaleeysa in gawaarida iyo dadka ay isaga kala gudbaan tasoo mararka qaar kugu qasbi karta  in aad ulogeeyso  goobaha laga raaco gawaarida.

Dadka ku ganacasda hareeraha suuqa weyn ee suuq yaraha ayaa dhib ku qaba gawaarida waaweyn ee isticimaasha wadada iyo ganacstada suuqa kuwaa oo hortooda ay la fadhiistaan gancsi yar yar qaar kamid ah ganacstada ku ganacsado  hareer wadada ayaa la hadalay Waamo Radio iygoona sheegay in eeysan helin Karin goob kale.

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda dagmada kismaayo Cabdi Barre Cabdi oo aan wax ka weeeydinayay waxyaabaha ay kala socdaan arintaan.a

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedineysa, Foos Cali Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here