Ganacsatada Sisinta ku iibiya Suuqyada Jowhar oo kacabanaya Suuq la’aan haysata

0
97

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka ka ganacsada  suuqa  sisinta lagu iibiyo magaalada Jowhar ayaa quus ka muujiyay ganacsiga sisinta kadib wadooyinkii ay baabuurta soomari jireen oo biyo fadhiyaan ,waxaana lagu soo gudbiyaa waxyar oo aan badneeyn doomo oo aan waxbadan soo gudbinkarin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here