Ganacsatada qudaarta oo sheegay in sare u kac ku yimid qiimaha qudaarta magalaada Kismaayo

0
277
Sare ukac weyn ayaa ku yimid qiimaha lagu kala iibsado qudaarta suuq yada magaalada Kismaayo.
Isbadalka ku yimid qiimaha qudaarta ayaa waxaa sababay abaaraha ka jira deeganada Jubbaland.
Qaar ka mid ah dadka ka ganacsatada ayaa ka waramaya farqiga u dhaxeeya qiimihii hore iyo qiimaha haatan lagu kala iib sado qudaarta.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixinntan inooga diyaaririsay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here