Ganacsatada Qudaarta Dooloow oo Codsaday in loo dhiso Suuq

0
94
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada Qudaarta ku iibisa Suuq weynaha degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa codsaday in loo sameeyo suuq si gaar ah ay wax ugu iibsadaan madaama hada ay fadhiyaan hareeraha waddo aad u mashquul badan oo Gaadiidka kala duwan ay maraan.
Ganacsatadaan Iibisa qudaarta ayaa sidoo kale heysan meel ay ka galaan qoraxda maalintii, xiliyada ay jiraan roobabka sido kale waxaay sheegeen in aysan haysan musqulo u gaar ah Haweenka oo ay ku tukadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here