Ganacsatada magaalada Kismaayo oo ka hadashay saameeynta uu ku yeeshay Covid-19

0
285

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saameynta uu ku yeeshay Ganacsiga Jubbaland gaar ahaan magalada kismaayo cudurka Covid-19 ee aafeeyay caalamka ayaa waayadii ugu danbeeyay sii kordheysay, iyadoo ay yaradeen Doomihii iyo Maraakiibtii ku soo xiran jirtay Dekadda magalada Kismaayo sida ay sheegeen ganacsatada magaadalad kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here