Ganacsatada Kismaayo oo yeeshay kulan looga hadlayay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen

0
313

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xilli ay sii kordhayaan abaahara ka jira guud ahaan dalkeena soomaaliya gaar ahaan degaanada dowlad goboledka Jubbaland ayaa waxaa isasoo rataya baaqyada ay dirayaan ganacsatada ,culimo awdiinka, waxgaradka iyo iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowlad goboledka Jubbaland  si loogu gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here