Ganacsatada Kismaayo oo loogu baaqay in ay maciishadda hoos u dhigaan

0
183

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyadoo ay fooda inagu soo heyso bisha barakeysan ee ramadaan ayna muslimiinta caalamka oo dhan ay isu diyaarinayaan gudashada waajibka Alle ee bisha ramadaan ayaa waxaa shacab badan oo kusugan magaalada kismaayo ay ku adag tahay iibsashada maciishada suuqyada kismaayo oo sare u kacday.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here