Ganacsatada Kismaayo oo Loogu baaqay in ay maciishadda hoos u dhigaan

0
215

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Iyadoo  ay sare u kaceen Noocyada kala duwan ee maciishadda Lagu iibiyo magaadala kismaayo   ayaa imaam Rashiid oo ka mid ah   culimada magalada kismaayo waxaa uu  Ganacsatda  ugu baaqay in ay hoos u higaan qiimaha maciishadaay oo gaartay  heerkoodii ugu Sareeyay dadka danyartana ay ku adagtahay in wax ka iibsadaan Suuqyada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here