Ganacsatada Khudaarta Kismaayo oo ka waramay sare u kaca ku yimid

0
282

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Fatahaad uu sameeyay wabiga Jubba iyo roobabka Guga oo ka da,ay qayb ka mid ah Deegaanada hoos yimaada degmada Kismaayo ayaa sababay in ay blBiyo galaan qaar ka mid Beeraha ay ka soo go,aan dalagyada kala duwan gaar ahaana Khudaarta,taas oo keentay in ay  gabaabsi gasho sido kalana qaaliyowdo Khudaartii imaan jirtay Magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here