Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Noocyo ka mid ah Kalluunka laga helo xeebaha gobolka Jubbada hoose ayay Kalluumeysatada iyo dadka Kalluunka ka ganacsada u dhoofiyaan dalka aan dariska nahay ee Kenya gaar ahaan magaalo xeebeedka Mumbaasa halkaas oo looga sii qaado magaalooyinka kale ee dalkaasi.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.