Ganacsatada Jubbaland oo loogu baaqay inay qiimaha miciishadda hoos u dhigaan

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada reer Jubbaland ee ay u soo dagaan badeecadaha kala duwan gaar ahaan Miciishada qutul duruuriga ah ayaa loogu baaqay in qiimaha Maciishada ay hoos u dhigaan Maadaama roobabka daayrta ee dalka ka da’ay sababeen in dad badan ay barakeceen ka dib markii daadadka fatahaadahu ay saameeyeen.

Dadka barakacayaasha ah ee wajahaya duruufo adag oo dhanka nolosha ah ayaan awoodin in miciisha ay ku iibsadan qiimo qaali ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here