Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdulahi Maxamed (Farawayne) ayaa ganacsada ugu baaqay inay ka qayb qataan dhimaha xaafada cusub ee wadajir taas oo laga hirgalinayo doleeleedka Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.