Ganacsatada Jubaland oo loogu baaqay inay Malgashadaan Dhoofka Xoolaha.

0
25

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Soomaliya ayaa kamid ah dalalka sida weeyn uga Ganacsada dhoofinta Xoolaha taas oo ah il dhaqaale oo Muhiim ah Waxaana mudooyinkii ugu danbeeyay Bulshada Soomaaliyed ay si ween ugu baraarugeen fursada dhaqaalaha ee dhoofka Xoolaha.

Jubbaland Waxa waayadan danbe si ad ah looga daremayaa Ganacsiga Dhoofinta xoolaha,taas oo si weyn ay dadaal ugu bixineyso Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa iyadoona dekada Kismaayo Marar kaladuwan laga dhoofiyay Xoola u badan Lo’da.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here