Ganacsatada Jowhar oo Walaac ka muujiyay maciishadaha kaga yimaada dibadda

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ganacsatada kunool magaalada Jowhar ayaa Walaac xoogan ka muujiyay Maciishadaha ama ganacsiyadda kaga yimaada dalka Dibaddiisa.

Maciishadaha Lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa qeyb weyn ka qaata hormarka Ganacsiga haba ugu badnaadaan dalagyada kala duwan ee ka soo go’a dhulbeereedka Jowhar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here