Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaaladaha Shaqa Yarida Baahsan Waxa Aay saamen Togan & Mid Tabanba Ku yeelatay Dhalinyarada Waxana Mudada Mudada 30kii Sano Ee Ugu Dambeysay Dhaqdhaqaaqoda Uu ku saleesna Ganacsiga Nuucyadisa Kala Duwan.
Qaar ka mid dhalinayarada aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Jowhar ayaa Ganacsatada waa wayn ee reer Jowhar ugu baaqay inay doorkooda ka qataan shaqo abuurka iyo Maalgalinta dhalinyada hamiga ah ee raba inay gacansiga ku soo biiran balse an dhaqaalaha haysan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.