Goobaha lagu iibiyo agabka kala duwan ee Gawaarida oo ku soo kordhayo magaalada Kismaayo

0
369

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaallo goobo lagu iibiyo qalabka ay isticmalaan baabuurta ka shaqeeya deegaanada Jubbland,

bulshada qaar ayaa waxaa ay ka ganacsadaan adeegyada looga baahan yahay Gawaarida,  taasoo ay u noqotay isha kali ah ee ay kaga faa’iidi karaan bulshada,
xarumaha lugu iibiyo qalabka Baabuurta ayaa waxaa ku xiran Gaadiidleyda ka shaqeeysata magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda, si’ ay uga iibsadaan waxyabaha ay oga bahan yihiin .
qaar ka mid ah ganacsatadaasi  ayaa Idaacada Waamo uga warbixiyey waxyaabaha ay ku iibiyaan goobahaasi iyo sida ay ugu adeegaan Gaadiidleyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here