Ganacsatada Dhoobley oo loogu baaqay in ayna Maciishada ku qaaliyaynin Bulshada

0
34

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan marka la gaadho xili Roobaadka Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa cirka isku shareera Qiimaha Maciishada taasi oo saameyno kala duwan ku yeelata Bulshada danyarta.

Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley ayaa ugu baaqay Ganacsatada Degmada in ay u turaan Bulshada danyarta ah ee aan awoodin in ay Qiimo Sare wax ku iibsadaan Maadaamo lagu jiro islamarkaana ay istaageen inta badan Shaqooyinkii ay qaban jireen dadka Muruq maalka ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here