Ganacsatada Dhoobley oo ka hadlay Caqabadaha ay kala kulmaan Gawaadhida la dhigo Ganacsiyada hortooda

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Ganacsatada magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Caqabadaha ay kala kulmaan Gawaadhida la dhigo ganacsiyada hortooda iyo waxyabaha keenaya in ay Gaadiidleydu dhigtaan Ganacsatada hortooda badalkii ay dhigan laheyn goobo ku haboon dhigista Gawaadhida.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here