Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nabaddu waa mid kamida Tirirka nolasha Adamaha aas-aasiga u ah waana xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro Nabadu waxay lagamamarmaan u tahay Jiritaanka Nolasha Nolaha
30 kii sano ee lasoo dhafay soommaliya ayaa waxay la daladhacaysay xaalad xasilooni daro ah taasi oo ka dhalatay Qalalaase siyaasadeed oo Xarkaha Koostay sabay in balshadii somaliyeed ay u qaxaan wadamada dariska ah si ay nolal uga raadsadaan ugaadhii Duur joogta ahayd oo ay somaliya Qaniga ku ahayd ayaa iyana ka talaabay xuduudaha wadamada darka ah si ay u helaan xasilooni
qaar kamid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada hoose ayaa kawarbixiyay doorka ay ganacstadu ku leeyihiin horumarinta nabadda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.