Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili ay Fooda inagu soo hayso maalmaha farxada badan ee Ciidul Fidriga ayaa Deegaanka Istanbuul oo Dhaca duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo waxa si xoogan looga dareemayaa u diyaargarowga munasabada Ciidul Fidriga.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.