Ganacsatada Baladweyne oo bilaabay diyaar Garoowga Ciidda

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq ganacsi oo aad uxoogan iyadoo maamlimihii lasoo dhaafay ganacsatada dharka ay ku mashquulsanaayeen keenista dhar cusub oo ay ugu talagaleen ciida.

Dharka Caruurta dharka Nabadoonada iyo kuwii ugu dambeeyey ee Faashooyinada Dhalinyarada ayaa badanaa lasoo dhigay carwooyinka iyo goobaha kale ee gancsiga magaalada waxaana jira mashquul aad.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here