Galmudug oo xarumo Waxbarasho ka hirgalisay deegaano ka tirsan Gobalka Mudug

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay jiraan Caqabada keenay in deegaanada Gobolka Mudug laga hirgiliya xarumaha Waxbarashada maadiga ah ayaa waxa marki ugu horeysay laga bilabay Waxbarashada maadiga ah tuloyinka Cadale Quracle oo hoostaga deegaanka Ceel-dibir ee degmada Hobyo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here