Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii dowladii dhexa ee Soomaliya dad badan waxay noqdeen qaxooti dalka gudahiisa iyo dibadiisa kuwaas oo nolol adag ku nool,Kaamka badar ee magalada Kismaayo waxaa kunool Haween badan oo danyara ah kuwaas oo la daalaa dhacaayo duruufaha Nolosha.
Abdinoor Samriye :- ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.