Gabdhaha waxbartay ee magaalada Dhoobleey oo Dowladda codsi u dirsaday

0
27
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Heerka shaqo la’aanta ee heeysata Dhallinyarada Soomaaliyeed ee waxbaratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here