Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalaada Kismaayo ayaa waxaa ku yaala Iskuulo badan  kuwas oo ay soo ku soo badanayaan gabdhaha daneenaya waxbasrhada .
Natiijooyinka ay gabdhaha  ka garaan imtixnaanadka dugsiga sare ayaa ah kuwa wanaagsan.
Sanadkan gabahdhaha fasalka 12-aad ka gudbaaya ayaa waxay isku dayayaan in ay kasoo hooyaan natiijo ka wanaagsan  sanadkii hore .
Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.
