Gabdhaha wax bartay ee ku nool Dhoobley oo codsaday in loo sameeyo shaqo abuur

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Heerka shaqo la’aanta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here