Gabdhaha Wariyayaasha ee ka howlgala warbaahinta Kismaayo oo door wayn ka qaata tabinta sheekooyinka xiliyada doorashada

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka Saxafiyiinta ah ee ka shaqeeya xarumaha warbaahinta deegaanada Jubbaland ayaa ah kuwo si firfircoon uga qayb qaata shaqooyinka maalinlaha ee warbaahinta laga qabto sida tabinta barnaamijyada iyo wararka la xiriira doorashooyinka.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here