Gabdhaha wariyaasha Magaalada Kismaayo oo loo qabtay tabar ku saabsan ilaalinta xogaha

0
331
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkaan aqoon kororsiga ah oo loo qabtay gabdhaha saxafiyiinta ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ayaa lagu baranayay sidii qofka uu u  ilaashan karo  xogata talephone kiisa iyo baraha burshada ee uu iisticmaalayo.
Kulankan aqoon is waydaarsiga ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka suxufiyiinta Gabdhaha Jubbaland oo kaa shanaya ururka hal abuurka haweenka warbaahinta ee magacooda loo soo gaabiyo (wimisom).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here