Gabdhaha oo loogu baaqay in ay ku dadaalaan Waxbarashada

0
487

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Iyadoo mudooyinkii u dambeeyay uu isa soo  tarayay baaqyo ku aadan in ay Gabdhaha ku dadaalaan Waxbarashada,ayaa dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool magaalada Kismaayo waxay ugu ugu baaqeen Hablaha in ay xoojiyaan Waxbarashada.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here