Gabdhaha la imanaya hal abuurka ganacsi oo ku soo badanaya Magaalada Jowhar

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle waxaa ku soo badanaya Gabdhaha la imaanaya hal-abuurka Ganacsi .

Sabriin Saalax Cali waxa ay ka mid tahay hablaha ku nool Magalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle waxa ay Magaalada Jowhar ka  hergelisay carwo Maliki oo lagu iibiyo electarooniga iyo waxyalaha ay dumarku  isku qurxiyaan waxaa  ay ka warbixisay hal abuurka ganacsi ee ay samaaysay iyo waxyaabaha ay iibiso .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here