Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha Barta Xirfada Cafimaadka ayaa kusoo badanaya Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbadahoose kuwaas oo si wayn u caawiyay bulshada maadama Cafimaadku muhiim u yahay jiritaanka Aadamaha isla markaana bulshadu u baahanyihiin xirfadlayaal Cafimaad
Qaar kamida Gabdhaha Bartay Cafimaadka isla markaana kushaqeeya ayaa Idaacada Waamo uga warbixiyay xirfadooda iyo faaiidoyinka ay bulshada uleedahay iyaga oo sheegay in baahi wayn loo qabay in gabdhuhu ka dhax muuqdaan Bahda Caafimaadka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.