Gabdhaha ciyaara Kubadda Kolayga ee ku nool Baydhabo oo codsaday in taageero loo muujiyo

0
52
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Burburkii Dowladii Dhexe ka dib waxaa inta badan hada  dib u soo laabanaya goobohii madadaalada iyo Meelihii lag Ciyaari jirey Ciyaaraha kala Duwan ee ay dheelaan raga iyo Dumar sida Kubada gacanta (Passkidpall).
Haweenka ayaa inta badan ka soo muuqan Ciyaarida Kubada  nooc yadeeda kala duwan ee la dheelo walow maalmihii u danbeeyey  Magaalada Baaydhabo ay ku soo badanaayey Gabdho daneynaya in ay Ciyaaraan Kubada kolayga  kuwaasi oo lagu arkayey garoomada kala duwan ee lagu dhelo kubadaasi.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here