Gabdhaha bartay farsamada gacanta Degmada Dhoobley oo codsaday in Maalgalin loo sameeyo

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka bartay farsamada gacanta ayaa ku soo badanaya Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose iyadoona loo furay goobo u gaar ah Haweenka,waxaana  lagu baraa qeybaha kala duwan ee farsamada gacanta, waxana mudooyinki danbe soo badanayay Gabdhaha bartay farsamada gacanta nocyadeda kala duwan sida xarqaan tolista cilaansaarka iyo kuwa kale qaar kamida gabdhaha bartay xirfadaas ayaana codsaday in loo sameeyo maalgalin.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here