Deegaanka Baarkasanguuni oo laga soo sheegaya baahiyo dhinaca caafimaadka ah

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baarsuguuni  ee dhaca  dhinaca  waqoyi  magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan baahi  dhinaca adeegyada asasiga u nolasha, sida caafimaadka, Bulshada kunool deegaankaasi ayaa waxay intooda badan yihiin kuwa beeraley ah  waxayna la xanuunsan yihiin  cudurada sida Malariyada  iyo cudur kale waxayna sheegeen in ay u baahan yihiin in loo hirgaliyo xarun caafimaad.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here