Gabdhaha barta xirfada Dhar-Tolista oo ku soo badanaya magaalada dhoobley

0
205

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada gacanta oo ka kooban noocyo kala duwan waa mid kamid ah xirfadaha ay sida weyn ugu faa’iideen Da’ayar badan oo Soomaaliyeed.

Waxaayna hada ay shaaqo abuur u noqotay Dhalinyaro aad u tiro badan kuwaasi oo iskugu jira Wiilal iyo Gabdho islamarkaana ka maareeya noloshooda iyo ta Qoysaskooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here