Gabdhaha Ardeyda ah ee wax ka barta Jamacada Kismaayo oo ka warbixiyey doorka ay ka qaataan soo bandhigida hidaha iyo dhaqanka

0
248
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanadkasta Jamaacada Kismaayo waxaa lagu soo ban dhigaa hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed,iyadoo ay jaamacada oga golleedahay in ay bartaan Jiilka dambe muhiimda hidaha iyo dhaqanka u leeyahay bulshada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here