Gabdhaha Aqoonyahannada ah ee kunool Magaalada Kismaayo oo ka hadlay faa’iidda ay gabdhaha u leedahay waxbarshadda Jamacaddaha

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo ayaa sanadwalab  waxaa ka soo qalinjibya haween badan oo bartay kuliyadaha kale duwan ee lagu barto jamacadaha kuwaas oo intooda badan barta kuliyadaha caafimaadaka lagu barto

Gabdhaha  Wax ka barnaayo waxbarshada jamacaddaha ayaa inta badan waxaa ay la kulamaan caqabado badan xaga dhaqaalaha iyo xaga waxbarshada waxaan u sii dheer in aysan mararka qaar aysan qaarkood heli fursada ay ku helaaan shaqooyinka magaalada taas oo saba weyn ay ku yeelan karto hormarka mustaqabalka nolasha .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here